Qeexid

(-llo, m.dh) Maro culus oo duf leh oo marka la qubaysto biyaha kora looga qallajiyo, shukumaan. ld taweel, tuweel.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuwaal oo kali ah:
  • Sida caadada ah Tyson, waxa uu soo galay ciyaarta isagoo gacmaha hore u tuurtuuraya, waxaanu is hortaagay Etienne ka hor intaanu tuwaalkiisa laabta kaga tuurin Etienne.
  • Wuxuu yidhi Muducigii Siciid Tuwaale, “Aniga Keyse mooyee, cid kale lay dhaarin maayo,” Maxkamadiina way ku raacday.