Qeexid

(-ullo, m.dh) Qori shiishka lagu barto oo xabbado af fiiqan dabadana bul ku leh ay ka dhacaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuutuu oo kali ah:
  • Daahir:- Yaaqaay naga dhaaf hee, ha nagu bafuufinnine, lugo iima tuutuujineyside, iimaanka ha iga soo ridin.
  • Daahir:- Yaaqaay naga dhaaf hee, ha nagu bafuufinnine, lugo iima tuutuujineyside, iimaanka ha iga soo ridin.