Qeexid

"ld tuuryayn."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuuryo oo kali ah:
  • Cali dhere oo sheegay in nin guri dhalo ah ku jira uusan tuuryo dhagax bilaabin.
  • Banaanbaxayaasha ayaa socod ku gaaray safaarada ay Isaraail ku leedahay dalka Kenya iyagoo markaana tuuryo ku bilaabay hase ahaatee waxaa ka horjogsaday arinkaa ciidamada milatariga ee dalka Kenya iyo kuwa rabshadaha ka hortaga.