Qeexid

"(f.g) Wax meel isugu geysasho."

Qeexid Kale

Timaha tuurid.

Qeexid Xigta

(f.mg) Wax meel isugu imaasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuuro oo kali ah:
  • Madfac qori milsa, goora iyo moosko laga tuuro.
  • Sidaas oo kale, si loo kala tuuro xukuumadda iyo baarlamanka TFG-da waxaa la kala jebiyay Ra’isulwasaare Nuur Xassan Xussein, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo madaxweynaha.