Qeexid

"Qori yar oo af fiiqan leh oo hasha irmaan sanka looga mudo si ilmo loogu sidko."

Qeexid Xigta

Qori yar ooo af fiiqan leh oo timaha lagu tuuro.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuurin oo kali ah:
  • Hees ba Tidhi “Adoo guri barwaaqa’a geel dhalay ku haysta, geedi lama lalabo oo abbaar looma guuree, waxii ila garaadow gobanimo ha tuurina).
  • Waxaa kale oo uu Madaxweynuhu ka hadlay madaafiicda ciidamada AMIOM ku ridaan shacabka Muqdisho marka iyaga la weeraro waxaana uu tilmaamay inuu ku amray inaan madfac danbe lagu tuurin shacabka..