Qeexid

"(f.g) Wax gacanta ku gamid."

Qeexid Xigta

(f.mg) Ka t.: sharaab dhaqso u cabbid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Gudbe naxwe,

Gudbe / transitive

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuur oo kali ah:
  • Wararka):- Dawlada Maraykanka ayaa ku adkaysatay in xukunka laga tuuro Sadaam Xuseen taas oo ay sheegtay in ay baajinayso dagaal ka dhaca Khaliijka.
  • Muse Suudi Yallaxaw oo isgu shalay warsaxaafadeed uu soo saaray ku soo jeediyay talo ah in aan dastuurka la horgeyn ergada, ayaa isaguna ka mid ahaa hogamiyeyaashii ka qeyb galay dhageysiga akhriska qodobada dastuurka cusub.