Qeexid

"(-ooyin, ml.) Magaalo yar oo meel miyi ah ku taal."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuulo oo kali ah:
  • Ciidamada Al-shabaab ee la wareegay tuulooyinkan ayaa la sheegay inay gooyeen jidad isku xira degmooyinka Baladxaawo iyo Garbahaarey oo ay gacanta ku hayaan ciidamada DFKMG ah iyo xoogaga ay isbahaysanayaan ee Ahlusunna Waljamaaca.
  • Xarumahaas caafimaadka waxa ay dhamaantood ku kala yaalan dhamaan degaanada Puntland heer gobol ilaa tuulo.