Qeexid

"ld tuuran."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuulan oo kali ah:
  • Waxa sii dheer xashiishka dhex tuulan ee aad buuraha mooddo.
  • Tusaale ahaan magaalooyinka Somaliland oo ay caasimadda Hargeysa ugu horrayso waxa surimada xaafadaha, waddooyinka iyo meelaha faras-magaalaha ah is dul tuulan ama wadhan guddaafaad xaar iyo xashiishba leh oo aanay cidina basrinayn.