Qeexid

"eeg tuuji."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuujin oo kali ah:
  • Muran la’aan haddii aynu maskaxdeenna tuujinno, kuwa dhitada inoo ah na lulan karno, meel halkan aynu joogno ka fog, ka dheer oo aad uga durugsan ayaa hammigeenna iyo himiladeennu ba ina gaadhsiin kartaa.
  • Waa laguu jeedey inaad cabbaaradanba madaxa tuujinaysey..