Qeexid

"ld tuugsasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuugsi oo kali ah:
  • . Safaarado aan ku xirneyn xukuumadda: Magacaabidda safiiro aan miisaaniyad loo qoondeyn oo farabadan oo dibadeedna u tuugsi taga dawladii loo magacaabay.
  • Ku dulnoolaasho ku dhisan tuugsi, khiyaano ama boob.