Qeexid

"Hab reer miyigu u dego meel cusub."

Qeexid Kale

Taxanaha cinwaanada buug.

Qeexid Xigta

Calaamad la dhigo meel la degi rabo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tusmo oo kali ah:
  • Qormaddani, waa toddobaadle qayb ka ah Barnaamijka Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida, taas oo aanu ku eegno badweynta Maahmaahaha Soomaaliyeed, waxaanay tilmaan iyo tusmo u tahay dhaqankii awoowayaasheen ee hido-samida lahaa iyo murtidii ay ka tageen.
  • Masuulku Maaha Inuu Tusmo-Habaabo Masuuliyaddu inkasta oo ay marka hore kala kala culays iyo maqaam weyn tahay, hadana guud ahaan waa xil ummadeed oo u baahan aqoon, xilkasnimo, aragti fog, dul-qaad iyo feejignaan dheeraad ah.