Qeexid

"(-xyo, m.dh) (dii.) Iniino ka samaysan kuul ama qori oo dhexda ka daloola o dhuun iskula taxan oo lagu werdiyo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tusbax oo kali ah:
  • Labada fool mid ayuu la’aa, had iyo jeer tusbax ayaa qoorta u sudhnaan jiray.
  • Dad caashaq la il daran oo sida tusbaxa iskaga daba rogmanaya ayaa habar weliba ururkay ogolaatay jacaylkeeda warqad ugu sawirtay oo sanduuq dhakada kaga juqaashay.