Qeexid

"Cid talo u jeedin."

Qeexid Xigta

Cid wax uga digid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tusaalee oo kali ah:
  • Waxa Oday Cismaan welwel ku hayay afkaarta silloon, qabyaaladda iyo danaysiga oo uu muujin jiray sida ay iin ugu yihiin qaranimada, isaga oo tusaaleeyay in aanay arrimhaasi dawladnimo ehel u ahayn, waxna la wadaagin.
  • Dhan kale aan bal idinka tusaaleeyo.