Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Matal; masal; misaal. ld tusaalo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tusaale oo kali ah:
  • Waxa aad tusaale ahaan eegi kartaa qiimaha uu joogo ceymisk alaabta gurigu.
  • Hiiraan-Online ayada oo qiimeyneysa dadaalka uu sameeyay Prof Shahiid iyo sida uu ugu guuleystay riyadiisii aan sahlaneyn oo tusaale u noqon karta wanaagdoon badan waxay shaqsiga sanadka u dooratay prof Maxamed Aadan Warsame (Shahiid).