Qeexid

"eeg tusaalee. ld tusaalays."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tusaalayn oo kali ah:
  • Ujeedada maansadu waa hoga tusaalayn iyo talo aan tolkay u gudbinayo.
  • Raadraaca weedhahaasi hareeraha qabta o oah hogo tusaalayn, waxaan ummaddayda u soo gudbinayaa in lagu jiro xilligii aynu awrkeena hareeraha wada qaban lahayn oo ah sidii dhaqanka inoo ahayd.