Qeexid

"Xumobixin, cilladbixin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga turxaanbixin oo kali ah:
  • Isaga oo oofinaya ballanqaadkaas waxa uu Madaxweyne Rayaale kadib magacaabay guddi ka soo talabixisa sida iyo qaabka wax looga qabanayo turxaanbixinta garsoorka.
  • Waxaana uu ka mid ahaa Madaxdii sare ee SNM ee wadday nabadaynta iyo turxaanbixinta beelaha Somaliland ee ay ka dhexaysay xurgufaha iyo khilaafka siyaasadeed wakhtigii taliskii Siyaad Barre.