Qeexid

"Iin; cillad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga turxaan oo kali ah:
  • Suura-gal ma tahay inay, dhacaan doorashooyin turxaan la oo shuruuc iyo shuruudo wixii ay lahaayeen u dhan yihiin?
  • Taasna waxaa ugu wacan xiriirka bulshada dhex mara iyo turxaanta wada-jirkeeda iyo is-afgaradkeeda ku yimaaddaa had walba intuu culaays iyo halis lee’g yahay.