Qeexid
Muruq.
Qeexid Xigta
Meel taag ah.
Muruq.
Meel taag ah.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: Murqo waaweyn oo dadku yeesho.
Qeexid Xigta: Tolmo halhalluuq ah oo foolxun.
Qeexid Kale: ld turqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Xaashiyo cayaaro badan oo kala jaad ah lagu cayaaro oo afar cuntub u qaybsan: hadhiin, dheemman, karaawil iyo isbig.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Qeexid: (-rqay, -ruqday; -rqi) Qalab af fiiqan wax ku mudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rbay, -rubtay; -rbi) Turub cayaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -cay, -cday
Qeexid: ld tiric.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: U tur: cid u naxariisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) (muus.) Bigil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cudur dadka, xoolaha iyo shimbiraha ku dhaca oo sambabada waxyeeleeya oo xummad badan iyo qufac leh; qaaxo; feero.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (tuug, m.dh) Nin wax xadid caadaystay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Wax baryo lagu keenay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -gay, -gtay
Qeexid: Wax baryid; yaboohsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Xarig iwm si aad ah isku dhex gelid.
Qeexid Xigta: Arrin iwm wax aan la xallin karin noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Gurbaan yar.
Qeexid Xigta: T. ah: qof xoog badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Cayayaan geedka digirta ka cuna caleenta.
Qeexid Xigta: Isku marmidda xarig, dun iwm ay isku milqaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg tur.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld murugo 1. Uurkutaallo; caloolxumo.
Qeexid Xigta: ld murud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld turunturrayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld tirci.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -qaday, -qatay
Qeexid: Wax mudasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh.u
Qeexid: Xiddig-badeed.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]