Qeexid

"(-umay, -untay; -umi) ld tarjun."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga turjun oo kali ah:
  • Mudane Madaxweyne, dalka marna kamay dhicin doorasho guud, doorasho ka turjunta in dadku ku jecelyahay!
  • Aad & aadna waan ugu riyaaqay sida qiimaha & qaayaha leh ee aad isugu turjunteen af-Soomaaliga & Ingiriiska.