Qeexid

ld tarjume.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga turjume oo kali ah:
  • Turjume CabdiRisaaq Maxamed Cilmi “ina Warfaa”
  • Si kastaba ha ahaatee Madaxweynaha Soomaaliya C/laahi Yuusuf ayaa la filayaa in Madaxda Dalalka Islaamka ee ka qeyb geli doona shirkaas u gudbiyo warbixin ka turjumeysa xaalada soomaaliya, waxaana la filayaa in qudbado uu ka jeediyay shir madaxeedkaas.