Qeexid

(-nno, m.dh) Afceliye; afhayn. ld turjumaan1.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga turjubaan oo kali ah:
  • Howlgalkan ayaa yimid kadib markii xalay gudaha magaalada Baydhabo lagu dilay nin la sheegay inuu turjubaan u ahaa ciidamada Itoobiya ee ku sugan Baydhabo, kaasoo lagu magacaabi jiray Xuseen Daahir, waxaana dilkiisa geystay kooxo baxsaday.
  • Adeega turjubaanada Hadaad u baahan tahay turjubaan wac 131 450. Waa adeeg lacag la’aan ah.