Qeexid
(-nno, m.dh) Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; fallar. Tus. “T. kiilo bariis ah”. ld tummun.
(-nno, m.dh) Wax siddeed meelood oo is le'eg loo qaybshey, meeshood; fallar. Tus. “T. kiilo bariis ah”. ld tummun.
magac / noun
Lab / masculine
m.l.t
Qeexid: (-nno, m.dh) Rubuc laba loo dhigay meel; fallar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
t (tiraale) - tiraale (numeral) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: Badar iwm buushe ka saarid.
Qeexid Xigta: Cid ul la dhicid.
Qeexid Kale: Wan dhufaanid. 4. Sacab t.: sacab isku garaacid. 5. U sacab t.: cid ballan ka qaadid ama taageerid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Luqunta dhabarkeeda; jeegada hoosteeda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld tumuujayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -untay, -umatay
Qeexid: (f.g) Bir qalab ka samaysasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wan dhufanan ka dhigaasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Qof wuxuu jecelyahay ku raaxaysasho. 4. (f.mg) Ku t.: qof korkii ama wax kale ku durdurin, ku baabbacayn; cagaha la dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
mu.we.dh
Qeexid: (kuwama, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -jeeyay, -jaysay
Qeexid: Cid tantoomo la dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Shaki; male; bidaal; dareen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-hmay, -huntay; -hmi) Ku t.: fal inuu dhacay malayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -mnaa, -mnayd
Qeexid: Wax la tumay ahaansho (bir, qof, xiniinyo iwm).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tun2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tumuujee. ld tumuujo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Orgi ama wan la dhufaanay.
Qeexid Xigta: Caws la tumay oo dirmaha laga sameeyo.
Qeexid Kale: Roob aan xoog lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Qof biraha farsameeya.
Qeexid Xigta: Sab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nooc geed-saarka ka mid ah oo udgoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Buur yar oo ciid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qare la miiray gufarka ka hara.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Naag tumaal ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax tumburo ku dhufasho. ld tumburyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Qeexid: (-umay, -untay; -umi) ld tarjun.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]