Qeexid
(muus.) Shareero.
(muus.) Shareero.
magac / noun
Lab / masculine
m.f.dh
Qeexid: eeg tumbur. ld tumburyeyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax tumburo ku dhufasho. ld tumburyee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Gacanta faraheeda oo duuban oo hoos wax loogu dhufto. ld tumburyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld tumburo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Nooc geed-saarka ka mid ah oo udgoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-cyo, m.dh) Buur yar oo ciid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -yeeyay, -yaysay
Qeexid: ld tumbur.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dad ama xoolo aan badnayn oo meel tuuran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld tumburid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dameer dibadeed ku nool gobollada Nugaal iyo Sanaag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g
Labdhedig: -untay, -umatay
Qeexid: (f.g) Bir qalab ka samaysasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wan dhufanan ka dhigaasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Qof wuxuu jecelyahay ku raaxaysasho. 4. (f.mg) Ku t.: qof korkii ama wax kale ku durdurin, ku baabbacayn; cagaha la dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Cid weyso u dhawrnayd ka jebin.
Qeexid Xigta: Xeer jirey baabbi'in.
Qeexid Kale: Xeer jirey ku xad gudibid. ld burri.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
mu.we.dh
Qeexid: (kuwama, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
we (weyddimeed) - weyddimeed (interrogative) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: (f.g) Nafley orodsiin si meel looga fogeeyo; eryid; cayrin.
Qeexid Xigta: (f.mg) Qof meel uu ku noolaa ama hawl ka hayey ka fogayn dhaliil awgeed.
Qeexid Kale: (f.mg) U b.: cid sed dheeraad ah siin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]