Qeexid

Qare la miiray gufarka ka hara.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tumayo oo kali ah:
  • Saxardiid: Qofka wax tuma iyo waxa la tumayo horaan uga faalooday.
  • Waxaan idin leeyahay dadweynow durmaankan la idiin tumayo ha u hanqal taaginee nabadgelyadiina iyo nimcada aad ku jirtaan ilaashada.