Qeexid

"eeg tumo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tumasho oo kali ah:
  • Markaa arrimahaasi, miyaanay ka horimanayn mabaadi’da aasaasiga ah ee is-maamulka gobollada iyo ku tumasho xeerka gobollada iyo degmooyinka.”
  • Haddaba xukunkii faqashtu waxa uu keenay cadaalad darro, eex iyo ku tumasho xuquuqda aadmiga, waana arrimahan kuwa aynu ka dagaalanay.