Qeexid

"Wax la tumay ahaansho (bir, qof, xiniinyo iwm)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuman oo kali ah:
  • Siraaday dulqaadka Dawladda uu madaxda ka yahay Madaxweyne Rayaale yaanay ku hodin, qaanuunka dawliga ahna yaynaan ku tuman ilayn aflagaado Madaxweyne waa dembiye.
  • Barakacayaasha oo Galeey Tumanaya Soodaani oo ka mid ah Odayaasha Barakacayaasha ayaa waxa uu sheegay in Cuduro ay ka mid yihiin Bus-bus iyo Jadeeco ay dilaaceen, Cuduradan oo inta badan ku dhacay Caruurta ku nool Kaamamkaasi.