Qeexid

"Qof biraha farsameeya."

Qeexid Xigta

Sab.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tumaal oo kali ah:
  • Danbiyada dhaqanka ah ee Soomaalida waxaa ka mid ah dhaqanka takoorka iyo kala fiicnaanta qabiilada iyo isirada sida Midgaha, yibirada, tumaalada iyo wixii la mid ah.
  • Sidoo kale magaalada waxay leedahay seddax xaafadood oo lakala mmmmmmyiraahdo Howlwadaag, Kacaanka iyo Nasiibwanaag (Nasiibtumaal).