Qeexid

"(kuwama, w) Magacuyaal weyddiimeed oo dhaddig oo wax ama qof lagu hubsado; waa ayo? yaa waaye?."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

weyddimeed naxwe,

weyddimeed / interrogative

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuma oo kali ah:
  • Markaa arrimahaasi, miyaanay ka horimanayn mabaadi’da aasaasiga ah ee is-maamulka gobollada iyo ku tumasho xeerka gobollada iyo degmooyinka.”
  • Waa duni agoon soo dhaceed loo durbaan tumanee!