Qeexid

"(-ddo, m.l) Neef geel ah."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tulud oo kali ah:
  • Ruux garta ninka iyo tuluddiisa way iska waayeen.
  • Alla daymo badanaa, ma tuug tulud xaday oo la daba joogaa”.