Qeexid

"ld tuji."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuki oo kali ah:
  • Abuu Cubeyda wuxuu ku yidhi Cumar Binu Khadaab "ma ihi ruux ka hormaraya nin uu amray Rasuulka (scw) inuu salaadda na tukiyo ilaa uu Nebiga ka dhintay".
  • Baydhabo kuma uusan nagaanine Sheekhu isagoo meel fadhiya oo nin Imaam ah oo tukiyey is leh kitaabka ha kuu akhriyo ayaa nin kale soo ag fadhiistay oo ku yidhi:-”kaalay anigaa kuu akhrinaaya oo galbeed baan ku geynayaaye”.