Qeexid

"(dii.) Dad dukanaya imaan u noqosho."

Qeexid Xigta

ld tu'i. ld duji, tuki.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuji oo kali ah:
  • - Waana loo oggol yahay qofka la tujinaya inuu saxo imaamka hadduu akhrinta isku qaso.
  • - Ma oranaya qofka la tujinaya Takbiirta marka uu imaamka yiraahdo ka dib mooyee.