Qeexid

"Cid wax tuhun ku jiro ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuhunsan oo kali ah:
  • Wararka) Mas’uuliyiin maraykan ah ayaa xaqiijiyay in ay go’aan ku gaadheen samaynta saldhig milatari oo ay ku yeeshaan geeska Afrika si ay taasi uga caawiso ka hortaga iyo la dagaalanka kooxaha lagu tuhunsanyahay argagixisada.
  • Maalintii shalay ayaa waxaa diiday in la aaso Marxuukma eheladiisa oo ka caraysanaa dilkii loo gaystay Gudoomiyihii hore ee gobolka kuwasoo codsaday in lala aaso shaqsiyaadka lagu tuhunsan yahay inay dilkaa geysteen.