Qeexid

ld tuhun2.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuhmee oo kali ah:
  • Afhayeenka Ahlusuna, ayaa sheegay in sababta keentay inay qabsadaan degmada Cadaado ay tahay, kadib markii ay ku tuhmeen inay joogaan saraakiil iyo ciidamo ka tirsan kooxaha ay dagaalka kula jiraa.
  • Madaafiicda oo u socotay si tarab-tarab ah ayaa waxay ku dhacay gudaha xaafada suuqa xoolaha iyo meelo ka baxsan, halkaasoo ay ku tuhmeen ciidamada Ethiopia in laga soo ganay gantaalada lagu garaacay saldhigyadooda.