Qeexid

Wax la tuhmay ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuhman oo kali ah:
  • "Sharaftayada ka weyn inaan burcad badeed xiriir la yeelano, wey dhici kartaa in nin la shaqeeyo, laakiin dad doonaya in Puntland burburiyaan ayaa hadaladaasi sheega. ninkii lagu tuhmana waan baarnaa" ayuu yiri Gen.