Qeexid
Faraha gacanta oo hoos isku duuban oo wax loogu dhufto; tantoonyo.
Faraha gacanta oo hoos isku duuban oo wax loogu dhufto; tantoonyo.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Cid tugumbo la dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg tugumbee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) (muus.) Bigil.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]