Qeexid

"Cudur lafaha gala; riix."

Qeexid Kale

Kasoobbax halis ah.

Qeexid Xigta

Duco; karaamo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuf oo kali ah:
  • Sheffield (Haatuf): Xisbiga UDUB oo dhawaan ku guulaystay natiijaddii rasmiga ahayd ee doorashooyinkii madaxtooyadda, ayaa shalay xaflad dabaal-deg ah oo ku saabsan guushaa ay gaadheen ku qabtay Magaalada Shefield ee Cariga Ingiriiska.
  • Hargeysa (Haatuf): Madaxweynaha Somaliland ayaa shalay dhamastiray dhismaha xukuumadiisa cusub isaga oo soo saaray raacii labaad ee golaha wasiiradda.