Qeexid

"Harag la soohay oo laba ama saddex la isugu qabto middood."

Qeexid Xigta

Dhawr tix oo gabay ah oo isku mowduuc ka hadlaya.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuduc oo kali ah:
  • Oo maxaan u ogaan waayay miyaadan hal hays ka dhigan tuducan gabayga ah "Sabra oo sabra, illaa uu sabirku ka caajiso sabirkayga".
  • Inta ugu badan maansooyinka Hadraawi waxa laga dhex helayaa tuducyo gar-naqsi mudduc iyo maddaacaley ah, waxana uu ugu gar-qaadayaa xaqa iyo baadilka, samaha iyo xumaha, daacadnimada iyo daacad-darrada iwm.