Qeexid
T. ah: qof socdaal ah oo aan dhabbaha ka leexanayn.
Qeexid Xigta
T. ah: Qof safar ku jira oo weli aan gaarin meeshii uu u safraayay; jid-kujoog.
T. ah: qof socdaal ah oo aan dhabbaha ka leexanayn.
T. ah: Qof safar ku jira oo weli aan gaarin meeshii uu u safraayay; jid-kujoog.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
m.l
Qeexid: Lebis dhan oo hal mar la isu qaadan karo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-gyo, m.dh) Ruqso qoraal ah oo qof loogu oggolaado in uu dal shisheeye ku deggenaado.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]