Qeexid

"Wax la tubay ahaansho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tuban oo kali ah:
  • Wadooyin ay ka mid tahay Maka Al-Mukarama ayaa waxaa lagu arkayya ciidamo fara badan oo jidkaas hareerihiisa tuban, kuwaasoo diiday in noocyada gaadiidku ay halkaas maraan, iyagoo rasaas ku furayay gaadiidka iyo goobaha ganacsiga.
  • Sida inoo muuqata halkaa waxaa laga doonayaa bulsho aan maankeeda iyo dareenkeeda midkoodna shaqayn oo iska tuban oo qalfoof ah.