Qeexid

"Cid haybteeda weyddiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tooyo oo kali ah:
  • Maansooyinkiisii, sheekooyinkii iyo dhammaan xubnaha suugaantiisu waxa ay ka marag kacayaan in uu si wacyi ku idil yahay ugu soo noolaaday boqortooyo, xilli gumeysi, xilli gobanimodoon iyo xilli ay dhulkii Soomaaliyeed qaybo ka xoroobeen.
  • Ma aha farxad aad ku faraxdo gacan gacaltooyo oo laguu fidiyey.