Qeexid

eeg tooyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tooyasho oo kali ah:
  • Goor ay barqo dheer tahay, ayuu Deeqa aabaheed oo xaaji Diide la odhan jiray iyo carruurtii la socotay ay gurigii daf soo yidhaahdeen, iyaga oo tooyasho ku yimid.
  • Goor ay barqo dheer tahay, ayuu Deeqa aabaheed oo xaaji Diide la odhan jiray iyo carruurtii la socotay ay gurigii daf soo yidhaahdeen, iyaga oo tooyasho ku yimid.