Qeexid

Qaanso boqon ku giigsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tooxo oo kali ah:
  • Jaaliyada Somalia ee Australia ayaa sheegay in falkan uu naxdin weyn ku yahay, iyadoo Axmed C/lle Tooxow oo ka mid ah jaaliyadda Somalida Australia uu sheegay in dhacdadan ay saameyn ku yeelan karto Somalida ku nool dalkaas.
  • Fiidow-Tooxow markii ay xabbadda mucaaradku madaxa fujisay agoontii uu ka tegay iyo kuwii uu qudhiisu markaas ka hor agoomeeyey waa isku cuqubo.