Qeexid

"Nafley hurdo ka kicin."

Qeexid Kale

Cid qalad ka leexin.

Qeexid Xigta

Wax qallooc ka bi'in.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toosi oo kali ah:
  • Si kastaba ha ahaatee, waxa la dareemi karaa inta ay qoto le’eg tahay mushkiladda cadaaladda iyo sida aanay u fududayn in muddo yar gudaheed lagu toosiyo hannaan nus-qarni qallooc ku soo dhisnaa.
  • Waxaanu ballanqaadaynaa in aanu anagu Maamulka toosino oo shillinka la idinka qaado wax la idiinku qabto oo ay dib idiinku soo noqoto.”