Qeexid

"Wax aan qallooc ama leex-leexad lahayn ahaansho."

Qeexid Xigta

Wax aan qalad lahayn ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toosan oo kali ah:
  • Aadan Garaase waxa uu sheegay Amaanka Magaalada in aan laga sugi karin Ciidamada Eithopia iyo kuwa Maxaakiimta oo uu sheegay in ay Magaalada iska soo gelayaan Qolo walba markii ay doonaan,islamarkaana aysameynayaan wixii iyaga la toosan.
  • Magaca labka ee dadka iyo xoolaha oo u kala baxa lab toosane sida wiil غلام iyo dawaco "lab" ثُعْلُبان.