Qeexid

ld toorrey.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toorri oo kali ah:
  • Halkaas ayayna ka bilaabantay tuhunka iyo tafaraaruqa isticmaarku ku dhex tuuray dadka reer jabuuti oo toorri iyo toog iyo turuqba isku tumay.
  • Iska hor-imaadyada taageerayaasha labada xisbi ee UDUB iyo KULMIYE waxay mararka qaarkood isu rogaan gacan ka hadal dhaawacyo la isugu geysto, iyadoo ay ugu yaraan ilaa laba qof dhaawacyo soo gaadheen, ka dib markii ay lagu weeraray toorri iyo dhagxaan.