Qeexid

(-yo, m.l) Mindi af godan leh oo labada dhinac wax ku goysa, caarad dhuuban, daab xardhan oo gees ama caag ka samaysan iyo gal leh oo raggu qaato. ld toorri.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toorrey oo kali ah:
  • Waxa dhacday in goor galab ah Maxamed Nuur oo kursi ku jiifa berendhaha gurigiisa uu walaalkii Faarax toorrey kula soo orday si uu qudha uga jaro.
  • Laakiin Maxamed ayaa ka il- horreeyey oo toorreydii iska qabtay.