Qeexid

Bun duban caano, daango iwm ku darasho.

Qeexid Xigta

Beer, hilib iyo xayr isku shiilasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tooro oo kali ah:
  • "Ma jirto wax xiriir ah oo noo dhexeeya inaga iyo shirkada markabka iska leh, iyaga ayayna dani ugu jirtaa inay u badbaadaan markabka, matooro saaran iyo haamo ay ku jirto kiimiko" ayuu yiri Ayuub oo intaas ku daray inaysan u jixin-jixeyn shaqaalaha.
  • Markabka oo haatan si rasmi ah ugu Xiran Dekeda Muqdisho ayaa waxa lagu wadaa sidii Biyaha looga sari laha,islamarkaana waxa goobta uu taagan yahay Markabku lageeyay Matooro iyo Qalabkale oo lagu badbaadinayo Markabkaasi.