Qeexid

"Nafley toore samayn."

Qeexid Xigta

Xoolo badan si isdaba joog ah u socosho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga tooree oo kali ah:
  • Tooreey waa Mindi la farsameeyay oo labada gees ka afeesan.
  • Tooreeyda waa hub.