Qeexid

"Waddo yar oo xooluhu bixiyeen."

Qeexid Xigta

Raad xoolo badan oo is daba socda sameeyaan.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga toore oo kali ah:
  • Ciidamada Booliiska Degmada Boondheere ee Magaalada Muqdisho ayaa Saaka gacanta ku dhigay nin gacan ku dhiigle ah oo Toorey xalay ku dilay nin kale.
  • Cali Atoore, wakhti badan kumay qaadan inuu helo Billan, waxaanu balan ka soo qaaday in ay la kulmaan galabnimadaa.