Qeexid
Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay.
Qeexid Xigta
Bun duban, caano, daango iwm oo la isku daray.
Beer iyo hilib la yar yareeyey oo la isku shiilay.
Bun duban, caano, daango iwm oo la isku daray.
magac / noun
Lab / masculine
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Bun duban, caano, daango iwm isku darid.
Qeexid Xigta: Beer, hilib iyo xayr isku shiilid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Bun duban caano, daango iwm ku darasho.
Qeexid Xigta: Beer, hilib iyo xayr isku shiilasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Waddo yar oo xooluhu bixiyeen.
Qeexid Xigta: Raad xoolo badan oo is daba socda sameeyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld toorrey.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -reeyay, -raysay
Qeexid: Nafley toore samayn.
Qeexid Xigta: Xoolo badan si isdaba joog ah u socosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
mu.ac.dh
Qeexid: Magacuyaal aan cayinnayn oo dhaddig ah oo cid ama wax maqan tilmaama.
Qeexid Xigta: ld mid.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
ac - aan cayinnayn (indefinite) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Bun, daango, caano iwm wax la isku daray ahaansho.
Qeexid Xigta: Beer, hilib iyo xayr wax la isku shiilay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg toor2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg tooree.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-yo, m.l) Mindi af godan leh oo labada dhinac wax ku goysa, caarad dhuuban, daab xardhan oo gees ama caag ka samaysan iyo gal leh oo raggu qaato. ld toorri.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Dhir urursan oo meel ku wada taal.
Qeexid Xigta: Geed yar oo buruqdisu ka mid ah kuwa cuntada lagu darsado oo lagu carfiyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ballac, baaxada, ballaar.
Qeexid Xigta: ld tooxid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Oogada, inta la saro, toobin dhiig kaga keenid.
Qeexid Xigta: Soo jiidid, soo uruurin; soo yarayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Miro is qabsaday oo dhuuban.
Qeexid Xigta: Geela la tolo, saaladiisa isqabqabsata oo wax kuusan noqota.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-bab, m.l) Nooc ka mid ah cambuurrada dumarku qaataan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Aqoonta liishaanka.
Qeexid Xigta: Arrin fulinteedu hagaagtay ama meelmartay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
dk.lh.dh
Qeexid: ld tooda2.
dk (Dibkabe) - Dibkabe (suffix) [Qeyb: naxwe]
lh (laahansho) - laahansho (possessive) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Kol; mar.
Qeexid Xigta: In kol naas laga dhiijiyo.
Qeexid Kale: Roob yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (fk) T. u soco: qalqallooc iyo leexleexad la'aan u soco.
Qeexid Xigta: ld toosid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Nafley hurdo ka kicid.
Qeexid Xigta: Wax aan qalqalooc lahayn noqosho.
Qeexid Kale: Qalad, wanaag ku beddelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]